Ururka Jesus World Wide
Hallelujah365
Somali
English
Français
Deutsch
Español
Português
Italiano
Nederlands
Român
Dansk
Svensk
Suomi
Norsk
Čeština
русский
Український
Български
Polski
Hrvatski
Magyar
Shqiptar
Türk
עברית
圣经
聖經
한국의
日本語
Tiêng Viêt
ภาษาไทย
Tagalog
Indonesia
हिन्दी
தமிழ்
ਪੰਜਾਬੀ
اردو
Kiswahili
العربية
BIBLEPAGE.NET
Akhriyaan erayga Ilaah oo ku saabsan internetka
Soo dhaweyn
Aabbahayaga
Wadaagaya aayado
Doondoonayo
Aayadaha inay qirtaan
Qaybaha oo dhan
Iimaanka iyo kalsoonida
Nimco, cafisku, nolosha weligeed ah
Jacaylka
Cadaaladda
Caafimaadka, bogsashada
Xoog, geesinimada, ilaalinta
Sirdoonka
Ruuxa Quduuska ah
Hay'ad samafal, shuqullada wanaagsan
Qoyska, guurka, carruurta
Maahmaahyadii
Koritaanka Ruuxaani
Xigmad
Farxad
Buugga
Bilowgii
Baxniintii
Laawiyiintii
Tirintii
Sharciga kunoqo
Yashuuca
Xaakinnada
Ruud
Samuu'eel kowaa
Samuu'eel labaa
Boqorradii kowa
Boqorradii laba
Taariikhdii kow
Taariikhdii lab
Cesraa
Nexemyaah
Esteer
Ayuub
Sabuurradii
Maahmaahyadii
Wacdiyahii
Gabaygii sulaym
Ishacyaah
Yeremyaah
Baroorashadii y
Yexesqeel
Daanyeel
Hoosheeca
Yoo'eel
Caamoos
Cobadyaah
Yoonis
Miikaah
Naxuum
Xabaquuq
Sefanyaah
Xaggay
Sekaryaah
Malaakii
Matayos
Markos
Luukos
Yooxanaa
Falimaha rasuul
Rooma
1 Korintos
2 Korintos
Galatiya
Efesos
Filiboy
Kolosay
1 Tesaloniika
2 Tesaloniika
1 Timoteyos
2 Timoteyos
Tiitos
Filemon
Cibraaniyada
Yacquub
1 butros
2 butros
1 yooxanaa
2 yooxanaa
3 yooxanaa
Yooxanaa
Muujintii
Cutubka
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
32
33
34
35
36
37
38
39
40
41
42
43
44
45
46
47
48
49
50
Aayadda
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
Version
Kitaabka Quduuska Ah
Aayadda inuu fikiro
"Waan kugu mahadnaqayaa, oo waan ku ammaanayaa, Ilaaha awowayaashayow, oo i siiyey xigmad iyo xoog, oo haatan i ogeysiiyey wixii aannu kaa doonaynay; waayo, waad na ogeysiisay xaalkii boqorka."
Daanyeel 2:23
Aayado ka badan (Xigmad)
"Laakiin haddii midkiin xigmad u baahan yahay, ha ka baryo Ilaah, kan kulli si deeqsinimo ah u siiya isagoo aan canaanan, oo waa la siin doonaaye.
Laakiin rumaysad ha ku baryo, isagoo aan shakiyayn, waayo, kii shakiyaa wuxuu la mid yahay hirka badda oo dabayshu kaxayso oo rogrogto."
Yacquub 1:5-6
"Waayo, waxaan idin siin doonaa af iyo xigmad aanay cadaawayaashiinna oo dhammu ka adkaan karin oo aanay ka gees hadli karin."
Luukos 21:15
"Ciisena wuxuu ku koray xigmad iyo dherer iyo nimco, Ilaah iyo dadka hortooda."
Luukos 2:52
"Kuwa dibadda jooga xaggooda xigmad ku socda, oo wakhtiga ku faa'iidaysta."
Kolosay 4:5
"laakiinse Ilaah wuxuu doortay waxyaalaha nacasnimada ah ee dunida inuu ceebeeyo kuwa xigmadda leh, oo Ilaah baa doortay waxyaalaha itaalka daran inuu ceebeeyo waxyaalaha itaalka leh.
Waxyaalaha hoose iyo waxyaalaha la fududaystana Ilaah baa doortay, xataa waxyaalaha aan jirin, inuu waxyaalaha jira wax aan wax tarin ka dhigo,
si aan qofna ugu faanin Ilaah hortiisa.
Laakiin xaggiisa waxaad ku jirtaan Ciise Masiix kan inoo noqday xigmadda xagga Ilaah, iyo xaqnimada, iyo quduusnaanta, iyo madaxfurashada,
in sida qoran, Kii faanaa, Rabbiga ha ku faano."
1 Korintos 1:27-31
"Kumaa idinku dhex jira oo xigmad iyo waxgarasho leh? Shuqulladiisa ha ku muujiyo dabiicaddiisa wanaagsan, isagoo leh qabowga xigmadda."
Yacquub 3:13
"oo waxay cod weyn ku lahaayeen, Istaahil waxaa ah Wankii la gowracay inuu helo xoog, iyo maal, iyo xigmad, iyo itaal, iyo ciso, iyo ammaan, iyo mahad."
Muujintii 5:12
"Waxaannu xigmadda kula hadallaa kuwa garashadu ku dhan tahay, taasoo aan ahayn xigmadda wakhtigan, oo aan ahayn xigmadda madaxda wakhtigan oo ah kuwa la baabbi'in doono;
laakiin qarsoonaan ayaannu ugu hadallaa xigmadda Ilaah oo la qariyey, oo Ilaah dunida horteed ka dhigay ammaanteenna aawadeed,
tan madaxda wakhtigan midkoodna aanu garanaynin, waayo, hadday garan lahaayeen, iskutallaabta kuma ay qodbeen Rabbiga ammaanta,"
1 Korintos 2:6-8
Versions kale