Ururka Jesus World Wide
Hallelujah365
Somali
English
Français
Deutsch
Español
Português
Italiano
Nederlands
Român
Dansk
Svensk
Suomi
Norsk
Čeština
русский
Український
Български
Polski
Hrvatski
Magyar
Shqiptar
Türk
עברית
圣经
聖經
한국의
日本語
Tiêng Viêt
ภาษาไทย
Tagalog
Indonesia
हिन्दी
தமிழ்
ਪੰਜਾਬੀ
اردو
Kiswahili
العربية
BIBLEPAGE.NET
Akhriyaan erayga Ilaah oo ku saabsan internetka
Soo dhaweyn
Aabbahayaga
Wadaagaya aayado
Doondoonayo
Aayadaha inay qirtaan
Qaybaha oo dhan
Iimaanka iyo kalsoonida
Nimco, cafisku, nolosha weligeed ah
Jacaylka
Cadaaladda
Caafimaadka, bogsashada
Xoog, geesinimada, ilaalinta
Sirdoonka
Ruuxa Quduuska ah
Hay'ad samafal, shuqullada wanaagsan
Qoyska, guurka, carruurta
Maahmaahyadii
Koritaanka Ruuxaani
Xigmad
Farxad
Buugga
Bilowgii
Baxniintii
Laawiyiintii
Tirintii
Sharciga kunoqo
Yashuuca
Xaakinnada
Ruud
Samuu'eel kowaa
Samuu'eel labaa
Boqorradii kowa
Boqorradii laba
Taariikhdii kow
Taariikhdii lab
Cesraa
Nexemyaah
Esteer
Ayuub
Sabuurradii
Maahmaahyadii
Wacdiyahii
Gabaygii sulaym
Ishacyaah
Yeremyaah
Baroorashadii y
Yexesqeel
Daanyeel
Hoosheeca
Yoo'eel
Caamoos
Cobadyaah
Yoonis
Miikaah
Naxuum
Xabaquuq
Sefanyaah
Xaggay
Sekaryaah
Malaakii
Matayos
Markos
Luukos
Yooxanaa
Falimaha rasuul
Rooma
1 Korintos
2 Korintos
Galatiya
Efesos
Filiboy
Kolosay
1 Tesaloniika
2 Tesaloniika
1 Timoteyos
2 Timoteyos
Tiitos
Filemon
Cibraaniyada
Yacquub
1 butros
2 butros
1 yooxanaa
2 yooxanaa
3 yooxanaa
Yooxanaa
Muujintii
Cutubka
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
32
33
34
35
36
37
38
39
40
41
42
43
44
45
46
47
48
49
50
Aayadda
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
Version
Kitaabka Quduuska Ah
Hay'ad samafal, shuqullada wanaagsan
"Waxaa barakaysan kuwa naxariista leh, waayo, waa loo naxariisan doonaa.
Waxaa barakaysan kuwa qalbiga ka daahirsan, waayo, Ilaah bay arki doonaan.
Waxaa barakaysan kuwa nabadda ka shaqeeyaa, waayo, waxaa loogu yeedhi doonaa wiilashii Ilaah.
Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada aawadeed loo silciyo, waayo, boqortooyada jannada iyagaa leh."
Matayos 5:7-10
"Kii dhulka wanaagsan lagu beeray waa kan erayga maqla oo garta, oo isagu waa kan midho dhala, mid boqol, midna lixdan, midna soddon."
Matayos 13:23
"Idinku waxaad tihiin iftiinkii dunida. Magaalo buur ku taallu ma qarsoomi karto.
Ilays looma shido in la hoos geliyo weel, laakiin waxaa la saaraa meeshii ilayska, oo wuu u iftiimaa kuwa guriga ku jira oo dhan.
Sidaas oo kale iftiinkiinnu dadka hortiisa ha iftiimo, si ay shuqulladiinna wanaagsan u arkaan, oo ay Aabbihiinna jannada ku jira u ammaanaan."
Matayos 5:14-16
"Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro,
wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro,
xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta.
Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa.
Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa."
1 Korintos 13:4-8
"Wax walba hortood idinku aad isu jeclaada, maxaa yeelay, jacaylku wuxuu qariyaa dembiyo faro badan."
1 butros 4:8
"Laakiin sidaad wax kasta badnaan uga haysaan xagga rumaysadka, iyo hadalka, iyo aqoonta, iyo dadaalka oo dhan, iyo jacaylka aad noo qabtaan, waa inaad nimcadanna badnaan uga haysaan.
U hadli maayo amar ahaan, laakiin inaan dadaalka kuwa kale ku caddeeyo lillaahinimada jacaylkiinna.
Waad garanaysaan nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix in isagoo hodan ah uu aawadiin miskiin u noqday, inaad miskiinnimadiisa hodan ku noqotaan."
2 Korintos 8:7-9
"Midkiinba midka kale ha u dulqaato oo ha cafiyo, haddii mid ka cabanayo mid kale; xataa sida Rabbiguba idiin cafiyey, idinkuna sidaas oo kale yeela:
oo waxyaalahaas oo dhan waxaad ka dul huwataan jacayl, kaas oo ah xidhiidhka kaamilnimada."
Kolosay 3:13-14
"Haddaba ahaada kuwo ku dayda Ilaah idinkoo ah sida carruur la jecel yahay.
Jacayl ku socda siduu Masiixuba idiin jeclaa, oo uu nafsaddiisii inoogu bixiyey inuu Ilaah u ahaado qurbaan iyo allabari oo uu ahaado caraf udgoon.
Laakiinse sida ay quduusiinta ugu eg tahay, marnaba yaan dhexdiinna laga sheegin sino, iyo wasakh oo dhan, iyo damacnimo,"
Efesos 5:1-3
"Maxaa yeelay, xagga Ciise Masiix gudniinta iyo buuryoqabnimada midna wax ma tarto, laakiinse waxaa wax tara rumaysadka ku shaqeeya jacayl."
Galatiya 5:6
"Qorniin kastaa wuxuu ku ahaaday Ruuxa Ilaah oo waxtar buu u leeyahay waxbaridda, iyo canaanashada, iyo hagaajinta, iyo edbinta xagga xaqnimada;
in ninka Ilaah u ahaado mid dhan oo aad loogu diyaariyey shuqul kasta oo wanaagsan."
2 Timoteyos 3:16-17
"Jacaylka walaalnimadu ha sii jiro.
Ha illoobina inaad shisheeyaha marti qaaddaan, waayo, sidaas qaar baa malaa'igo u marti qaaday iyagoo aan ogayn.
U xusuusta kuwa xidhan sidii idinkoo iyaga la xidhan, iyo kuwa la silciyey sidii idinkoo isku jidh ah."
Cibraaniyada 13:1-3
"Waayo, innagu waxaynu nahay wixii uu sameeyey, oo waxaa laynoogu uumay Ciise Masiix shuqullada wanaagsan aawadood oo Ilaah hore ugu diyaariyey inaynu ku soconno."
Efesos 2:10
"Quruumaha dhexdooda dabiicad wanaagsan ku dhaqma, in meeshii ay wax xun idinkaga sheegi lahaayeen sidii idinkoo ah kuwo xumaan fala, ay shuqulladiinna wanaagsan oo ay arkaan Ilaah ku ammaanaan maalinta booqashada."
1 butros 2:12
"Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl."
1 Korintos 13:13
"Waayo, nimcadii Ilaah way muuqatay, iyadoo badbaado u keenaysa dadka oo dhan,
oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno,
innagoo sugayna rajada barakaysan iyo muuqashada ammaanta Ilaaheenna weyn oo ah Badbaadiyeheenna Ciise Masiix.
Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan."
Tiitos 2:11-14
"Wax kastoo aad samaysaanba, jacayl ku sameeya."
1 Korintos 16:14
"Sababtaas daraaddeed tan iyo maalintii aannu taas maqalnay ma aannu joojin inaannu idiin soo ducayno. Waxaannu Ilaah idiin baryaynaa inay idinka buuxsanto aqoonta doonistiisa xagga xigmadda iyo waxgarashada Ruuxa oo dhan,
inaad u socotaan si Rabbiga istaahisha oo aad wax kasta isaga kaga farxisaan, idinkoo midho ku soo saaraya shuqul kasta oo wanaagsan oo ku sii kordhaya aqoonta Ilaah.
Weliba waxaannu Ilaah baryaynaa inaad ku xoogaysataan xoog oo dhan sida uu yahay itaalka ammaantiisu xagga adkaysashada iyo dulqaadashada farxaddu la jirto oo dhan."
Kolosay 1:9-11
"Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn doonaa shuqulka aad gacanta ku qabataan oo dhan iyo midhaha jidhkiinna iyo midhaha xoolahiinna, iyo midhaha dhulkiinnaba, waayo, Rabbigu mar kaluu ku farxi doonaa inuu wanaag idiin sameeyo siduu awowayaashiin ugu farxay oo kale,
haddaad addeecdaan codka Rabbiga Ilaahiinna ah oo aad xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa ku qoran kitaabkan sharciga, iyo haddaad Rabbiga Ilaahiinna ah ugu soo noqotaan qalbiga oo dhan iyo nafta oo dhan."
Sharciga kunoqo 30:9-10
"Haddaba sidaas oo kale rumaysadku haddaanu shuqullo lahayn keli ahaantiisu waa meyd."
Yacquub 2:17
"Waxaad sheegtaan inuu kan xaqa ah barwaaqaysnaan doono, waayo, iyagu waxay cuni doonaan midhihii falimahooda."
Ishacyaah 3:10
1
2
3
Versions kale
Qaybaha oo dhan
Qaybaha oo dhan
Iimaanka iyo kalsoonida
Nimco, cafisku, nolosha weligeed ah
Jacaylka
Cadaaladda
Caafimaadka, bogsashada
Xoog, geesinimada, ilaalinta
Sirdoonka
Ruuxa Quduuska ah
Hay'ad samafal, shuqullada wanaagsan
Qoyska, guurka, carruurta
Maahmaahyadii
Koritaanka Ruuxaani
Xigmad
Farxad